NOORALIN Pattern Khimaar- 175X85 cm, N080

NOORALIN Pattern Khimaar- 175X85 cm, N080

Design 1
€8,50
Angebotspreis  €8,50 Normaler Preis 
Zu Produktinformationen springen
NOORALIN Pattern Khimaar- 175X85 cm, N080

NOORALIN Pattern Khimaar- 175X85 cm, N080

€8,50
Angebotspreis  €8,50 Normaler Preis 
Design

Khimaar tayo sare leh oo isku darsaday qurux, xarrago iyo raaxo. Waxaa lagu qurxiyey naqshado iyo midabyo kala duwan, kuwaas oo cabaayado ama toobab midabo kala duwan leh loo xiran karo. Khimaarku waa dhar fudud oo raaxo leh, kuna habboon xirashada maalinlaha ah, shaqada, martiqaadyada iyo munaasabadaha kala duwan. NOORALIN waxay kuu diyaarisay Khimaaro casri ah oo isku darsaday asturnaan, bilic iyo xarrago.

🚚 Kostenlose Übergabe – Berlin-Gesundbrunnen

Freitags ab 14:00 Uhr, nur nach vorheriger Terminbestätigung.

Bitte kontaktiere uns vor deiner Bestellung. Den Zahlungslink erhältst du nach der Terminbestätigung.

Af-Soomaali ku akhri

🚚 Wareejin bilaash ah – Berlin-Gesundbrunnen

Jimce kasta laga bilaabo 14:00, balse kaliya ballan hore oo la xaqiijiyey.

Nala soo xiriir ka hor intaadan dalban. Link-ga lacag-bixinta waxaan kuu soo diraynaa marka ballanta la xaqiijiyo.

You may also like