Baati/Shiid and Shalmad/Garbosaar -N062

Baati/Shiid and Shalmad/Garbosaar -N062

€25,00
Angebotspreis  €25,00 Normaler Preis 
Zu Produktinformationen springen
Baati/Shiid and Shalmad/Garbosaar -N062

Baati/Shiid and Shalmad/Garbosaar -N062

€25,00
Angebotspreis  €25,00 Normaler Preis 

Baati (Shiid) tayo sare leh oo isku darsaday qurux, xarrago iyo raaxo. Waxaa lagu qurxiyey naqshado soo jiidasho leh oo si heer sare ah loo farsameeyey, waxaana la socda Garbasaar si qurux badan ula jaanqaadaya Baatiga. Baatigu waa dhar fudud oo raaxo leh, kuna habboon guriga iyo xirashada maalinlaha ah, munaasabadaha iyo martiqaadyada dumarka, iyo barnaamijyada gabdhaha sida Baati Night, Baati Gang iyo Baati Party. NOORALIN waxay kuu diyaarisay Baatiyo casri ah oo isku darsaday bilic, dhaqan iyo xarragada dumarka. ✨

🚚 Kostenlose Übergabe – Berlin-Gesundbrunnen

Freitags ab 14:00 Uhr, nur nach vorheriger Terminbestätigung.

Bitte kontaktiere uns vor deiner Bestellung. Den Zahlungslink erhältst du nach der Terminbestätigung.

Af-Soomaali ku akhri

🚚 Wareejin bilaash ah – Berlin-Gesundbrunnen

Jimce kasta laga bilaabo 14:00, balse kaliya ballan hore oo la xaqiijiyey.

Nala soo xiriir ka hor intaadan dalban. Link-ga lacag-bixinta waxaan kuu soo diraynaa marka ballanta la xaqiijiyo.

You may also like