NOORALIN Ward Mukhawar- N054

NOORALIN Ward Mukhawar- N054

Purple Multicolor / 54
€25,00
Angebotspreis  €25,00 Normaler Preis 
Zu Produktinformationen springen
NOORALIN Ward Mukhawar- N054

NOORALIN Ward Mukhawar- N054

€25,00
Angebotspreis  €25,00 Normaler Preis 
Farbe
Größe

Mukhawar tayo sare leh oo isku darsaday qurux, xarrago iyo raaxo. Waxaa lagu qurxiyey naqshado ubaxyo iyo laamo isugu jira oo si heer sare ah loo xardhay, waxaana la socda khimaar si qurux badan ula jaanqaadaya dharka. Mukhawarku waa dhar fudud oo raaxo leh, waxaana sidoo kale korkiisa laga xiran karaa cabaayadaha chiffon-ka ah. NOORALIN waxay kuu diyaarinaysaa Makhaawer casri ah oo muujinaya xarrago iyo bilic gaar ah. 🌸

🚚 Kostenlose Übergabe – Berlin-Gesundbrunnen

Freitags ab 14:00 Uhr, nur nach vorheriger Terminbestätigung.

Bitte kontaktiere uns vor deiner Bestellung. Den Zahlungslink erhältst du nach der Terminbestätigung.

Af-Soomaali ku akhri

🚚 Wareejin bilaash ah – Berlin-Gesundbrunnen

Jimce kasta laga bilaabo 14:00, balse kaliya ballan hore oo la xaqiijiyey.

Nala soo xiriir ka hor intaadan dalban. Link-ga lacag-bixinta waxaan kuu soo diraynaa marka ballanta la xaqiijiyo.

You may also like